HadhwanaagNews.com

Welcome to Hadhwanaagnews Media

Home

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

 
Waxaa ka dhacay magaalada Oslo Mudaharaad aqoonsi loogu raadinayo oo si aad ah looga soo qaaybgalay. DAAWO TASAAWWIRTA 
Mudaharaad aad u balaaran ayaa waxaa soo qabanqaabiyay si wada jira xafiiska Wakiilka Somaliland ee Norway iyo xafiiska jaaliyadda somaliland ee Norway waxaa kaloo la soo qabanqaabiyay ururada bulshada somaliland ee norway sida ururka Haweenka Somaliland iyo dhamaan waxgaradka reer Somaliland oo aan u kala harin maanta socodkii dheeraa ee lagu maray wadada caanka ah ee Carlo Johansgt waxaana horkacayaa mudaharadkan wakiilka Somaliland ee Norway Mudane Maxamed Aden Linin Gudoomiyaha Jaaliyadda Mudane saciid  waxaana makaroofanka codka dheer haaystay Mudane Ismaacil Cali oo kaalin mug leg maanta ka qaatay isagoo ah ragii ugu horeeyay ee bilawgii todobaataneeyadii wadankan soo galay ilaa hadana hormood ka ah goobaha lagu muujinayo hawlaha somaliland.

Waxaa boliska hagayay si qiimo badan ilaa laga gaarayay guriga barlamaanka ee layiraahdo sturtinget waxaana halkaas ku qaabilay Gudoomiyaha gudiga joogtada eearrimaha debeda mudane Olav oo balan qaaday in uu hor dhigayo arrintan ictiraaf doonka gudida isla markaana jawaab degdega oo lahubo aan idiin soo diri doono.

Waxaa kaloo looga sii gudbay Wasaarada arrimaha debedda Norway in kastooy wasiirku uu shi ku jiray hadana uu soo diray la taliyahiisa Koowaad ooahaayd qof dumar ah waxaayna aad ugu riyaqday sida loo soo ababulay iyo akhlaaqda dadka reer Somaliland waxaayna balan qaaday in sida ugu dhakhsaha badan aan uga doodi doono arrinkan waxaayna aad u khriyaaysay boodhadhka dadku wateen. ugu dambeeyntii waxaa aaydadku isku gacan qaadayeen in aay guul gaareen oo aay farxadi ka muuqatay ayagoo aan dareemaayn maanta qaboowga jiray oo ahaayd  minis14 ama _14garader oo ka mida maalmaha ugu qaboow europta galbeed ama skandeneviankaba.

Xassan Waraabacadde
Oslo Norway

Aragtida Suxufiyiintya Hatuf ee la xidhey halkan Guji
Home