HadhwanaagNews.com

Welcome to Hadhwanaagnews Media

Home

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

 
Gudoomiyaha Ururka Cusub ee Wadajir Mudane Adan Ahmed Cilmi Dhoolayare Ayaa Toronto Socdaal gaaban ku Yimid iyo Barnaamij hordhac ah aanu ka Diyaarinay

Toronto-(HWN)-Xaflad si hersare ah Loosoo Agaasimay Ayaa waxaa lagu qabtay Magalada Toronto waxaana lagu soo dhawaynayay Gudomiyaha Ururka Cusub Adan Ahmed Cilmi Dhoolayare oo socdaal gaaban kuyimid Magalada Toronto.


Adana Dhoolayare ayaa horey uga tirsanaa Xukuumadii Daahir Riyaale ee UDUB waxaana uu kasoo ahaa Wasiirka Beeraha iyo wasiirka Cadalada, hase ahaatee imika waxa uu furtay Urur Cusub oo uu doonayao inuu mustaqbalka iskusoo sharaxo Madaxweynaha Somaliland.


Gudoomiye Adan Dhoolayare ayaa jaaliyadda Somaliland uga warbixiyay Ururkiisa Cusub iyo hadafkiisa.

 

Xafladan waxay kusoo gabagabagowday siheer sare ah oo ay dadka wajiyadooda ka muuqatay Faraxdin.



Daawo Barnaamij aanu ka diyarinay Mudane Adan Dhoolayare.


 

Hadhwanaagnews

Toronto, Canada


Home