HadhwanaagNews.com

Welcome to Hadhwanaagnews Media

Home

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

 
Hadhwanaagnews oo Codeyn ka Qaadaysa Dadweynaha Wasiirkee, Fanaankee, Abwaankee, Jaraa’idkee Tv-gee ugu wax Qabadka badan amaba ugu roon 2010 Soocodee.
Shabakadda Calamiga ah ee Hadhwanaagnews oo Bixinaysa Abaal marino.
Shabakadda Calamiga ah ee Hadhwanaagnews oo Bixinaysa Abaal marino.

Toronto-(HNW) Waxaa caqliga fiicani faraaya ummadda in wixii xun ama aan bulshada guud ahaan ku wanaag sanayn layska wacyi galiyo, wixii wanaag ah ama cidii bulshada wax ku soo kordhisana laga abaal mariyo loona mahad celiyo, si uu wanaagu u sii koro una sii fido.

Haddaba shabakadda  caalamiga ah ee Hadhwanaagnews kuma koobna oo kaliya inay bulshada ka haqab tirto wararka iyo barnaamijyada, balse waxay ummadda u haysa shaqooyin kale oo kasii xeel dheer intaas. Maadaama ay shabadu tahay mida ugu Booqashada badan kalsooni badana ka haysta shacab badan oo kala jooga dunida dacaladeeda, kana madax banana Gobolaysi, Xisbiyaysi iyo Shaqsi jaceyl, waxay Hadhwanagnews garatay inay dhiiri galiso isla markaana abaal mariso dadka haldoorka ah ee bulshada wax ku soo kordhiyay. iyadoo ku bixisay dadaal badan oo adduun iyo aqoonba leh.


Dadkaas oo ka kooban dhammaan qaybaha kala gedisan ee ummaddu ka kooban tahay, sida Siyaasiyiinta, masuuliyiinta xilalka u haya ummadda, Xildhibaanada lasoo doortay, Saxaafadii ugu fiicnayd khaasatan Wargaysyada ka soo baxada dalka gudihiisi iyo Telefeeshinada la daawado, kuwoodii sannadkaas wax la taaban karo soo kordhiyay. Fanaaninta hesaaga ah ee sannadkaas ummadda wax ku soo kordhiyay, muqaalkii ugu qurxsanaa ee sannadka la duubay khaasatan xagga madadaalada ama Fanka. Dhammaan ashkhaastaas ama ilahaas kala duwan ayay shabakadu garatay inay abaal mariso isla markaana u aqoon sato shakhsiyadii sannadka, iyadoo ku qiimaysaysa doorka uu bulshada kaga jiro shakhsigaasi.  Shabakaddu iskamay galin hawshan, balse waxay u soo bandhigtay shacabka ku xidhan kadib markii ay diyaarisay, khubaro kala gedisan oo dhammaantod ku takhakhusay qaybha aanu abaal marinayso, taaso guddi kasta wax laga waydiin doono wixii ay khibrad u leedahay, waxay taasi dhaliil tiraysaa in ay bulshada dhiiri galiso cid aan ehel u ahayn. Ama cid aan wax badan kala socon dadkan ay kala sarayaan.
 
 
Si daa daraadeed muddo ayay hawshani socotay, oo ay shabakada iyo guddidu ku soo jireen, waxaanuna shaacin doona tariikhdu markay tahay, Dec-31-2011.  Wakhtigaas oo ah wakhtiga ugu danbeeya ee aanu soo bandhigi doono natiijada kama danbaysta

Imika dadka iskugu soo hadhay waxa ay kala yihiin sidatan.

Fanaaniinta Raga 3 Qof oo kala ah.


1:>Nuur Aadan Jaamac {Nuur Daalac}
2:.>Maxamed Aadan Himo
3:>Abdifataax Yare.

Musigiistayaasha waxaa iskugu soo hadahay.

1:>Abdirashiid Cali Xamari,
2:>Abdiwahaab Canter  Naaji oo Canada jooga
3:>Sir. Maxamuud.


Abwaaniinta waxaa iskugu soo hadhay


1:>Abwaanada, Abdi Mazda,
2:>Jamaal Cali Xuseen,
3:>Axmed Aw Geedi


Fanaaniinta hablaha.


1:>Ikraan Caraale,
2:> Faalis, wayahaa Cusub
3:>Nimco Daree,

Wargeysyada waxaa iskuigu soo hadahay.

1:>Geeska Afrika,
2:>Jamhuuriyan
3:>Haatuf.

TV-yada waxaa iskugu soo hadhay

1:>TV-ga Qaranka S/land
2:> HCTV .

Xildhibanada Somaliland waxaa iskugu soo hadahay

1:>Xildhibaanada Axmed Maxamed Diiriye (Nac Nac)
2:>Xildhibaan Cali Marexaan,
3:>Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeyo.


Wasiirada Somaliland ee Xukumada Ahmed Siilaanyo wali maynaan dhamaynin laakinse usoo codeeyay wasiirka ugu wax qabadka Fiican.

Intan hadhtay halkan Hoose uga soo codee.


First Name
Middle Name
Last Name
City
Country
E-mail Address
Comments
Hadhwanaagnews
Toronto, Canada

Home