HadhwanaagNews.com

Welcome to Hadhwanaagnews Media

Home

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

Daawo Xafladii Toronto iyo Hadhwanagnews oo lasiiyay shahaado Sharafeed.
Afjayeenka Xisbiga Xafladan sooqabanqaabiyay Somaliland Canadian Society MUdane Qadar Ciise

Cilmi Gaboobe "Jiida Hore"
Cilmi Gaboobe "Jiida Hore"

Habaynidamii Sabtida ahayd ayaa Magaalada Toronto ka dhacay Xafladii loogu dabaal degayay 18 Guuradii Somaliland waxaana kasoo qeyb galay Dadweyne aad u tiro badan oo kakala yimid gobolada dalkan Canada iyo waliba dalka maraykanka.

Gudoomiyaha Guud Somaliland Canadian Society Mdane Ing: Ahmed Husein Xariir

Fanaanka weyn ee Caanka ah C/Jibaar Alkhaliiji oo habaynkaasi wacdaro ka dhigey soona bandhigay Heeso Macaan

Fu'aad Cumar oo Habaynkaasi Magaalada Toronto siweyn ugala qeybqaatay Jaliyada Xaflada Somaliland

Waxaa Xafladaasi Jaa’izo ama shahaado lagu siiyay Shabakadda Wararka ee Hadhwanaagnews oo u adegteeda dadkeda kukala nool aduunka oo dhan, waxayna ku mutaysatay Kartideeda iyo sanad walba oo ay xaflada ka duubto Vidiyow si ay aduunka oo dhan u gaadhsiiso sanadkana waxaa kaduubay isla hadhwanaagnews oo soo bandhigi doonta Cajaladahasi goor dhow

Shahaado Sharaf lagudoonsiiiyay Tifaftiraha Guud ee Shabakadda Calamiga ah ee Hadhwanaagnews Mr.Ahmednassir Jibril Farah

C/Fataax Marayare
C/Fataax Marayare
Ahmed Ganay & Fataax Marayare
Ahmed Ganay & Fataax Marayare
Shamis Qardajex ayaa Kaalinweyn ka qadatay habaynkasi

Al-Fanaan AWays Qaali ayaa isaguna ahaa Fanaaniinta Heesaha macaan soo bandhigay

Fanaanka Kooshin ayaa isaguna Xaflada 18 May Somaliland ka qeybqaatay

Tifaftiraha Hadhwanaagnews  Media iyo Fanaan Fu’aad Cumar

Tifaftiraha Guud ee Hadhwanaagnews Mr.Ahmednasir Jibril Farah iyo Alfanaan Fu'aad Cumar oo Wada tagan

Cismaan Shifeec
Cismaan Shifeec
Dhalinyaro somaliland ah oo ka yimid Minesota,USA

Hadhwanaagnews oo Vidiyowga ka duubaysay

Left Ahmednasir Jibril Farax iyo Wariye Xamza oo kayimid London, Uk Booqashana ku jooga Magaalada Toronto, Canada

Left Ibrahim Jibril Farah iyo Feisal Mohamed Yusuf

Ibrahim Jibril Farah
Ibrahim Jibril Farah
Wariye Ahmed-Djibouti
Wariye Ahmed-Djibouti

Xafladani waxay ahayd tii ugu balaadhneyd e ka dhacda Yurub iyo Norh America waxayna ahyd xaflad  si hersare ah loosoo agaasimey.

Saciid Adan

Hadhwanaagnews

Toronto, Canada

Home