HadhwanaagNews.com

Welcome to Hadhwanaagnews Media

Home

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

 
Toronto:- Wasiirka Duulista iyo Hawada ee J. Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo Casho Sharaf Loogu sameeyay Magalada Toronto DAAWO SAWIRADA.
Mr.Jabane
Mr.Jabane
wasiirka Duulista & Hawada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Mahamud Haashi Cabdi
wasiirka Duulista & Hawada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Mahamud Haashi Cabdi
Toronto-(HWN)-Waxaa Magalada Toronto Booqasho Kuyimid  Wasiirka Duulista iyo Hawada ee Jamhuuriyada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi waxaana si heersare ah usoo dhaweeyay dhaman jaaliyadda Somaliland ee Magaalada Toronto.

Haweenka Somaliland ee Magalada Toronto ayaa habeenkii sabtida ahayd casho Sharaf u sameeyay Wasiirka Duulista iyo Hawada Md Maxamuud Xaashi Cabdi taasoo lagu casuumay dadweyna lasoo xushey.


Tifaftiraha Guud ee Shabakadda Calamiga ah ee Hadhwanaagnews Ahmednassir Jibril Farah
Tifaftiraha Guud ee Shabakadda Calamiga ah ee Hadhwanaagnews Ahmednassir Jibril Farah

Dumarka Somaliland ee Magalada Toronto ayaa waxa ay caan kuyihiin iney soo dhaweeyaan Masuuliyiinta S/land iyo dadka Bulshada Magaca kuleh ee dadkooda wax u qabta inay siiyaan abaalgud soo dhawayn sare ah.

 

Hadaba Wasiirka Duulista iyo Hawada ee Jamhuuriyada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi Ayaa isla habeenkaasi dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan magaalada Toronto kala Hadley ugana warbixiyay dalkoodii hooyo.


Hamoogaanina warbixinadaasi sawrio iyo Vedio aan idiin ka heyno iyo dabcan waraysi xiiso badan aan layeelanay.

 

Hadhwanaagnews

Toronto, Canada


HOME


Hadhwanaag Media