Amaano deg-deg ah iyo adeeg hufan waa astaanta u gaarka ah ee IFTIN EXPRESS lagu garto.
Waxaan xarumo ku leenahay 5-ta qaaradood ee aduunka, waxaan ku baahsanahay dhamaan Geeska Africa min tuulo, degmo ilaa gobol, waxaad ka helaysaa wakiilada IFTIN-EXPRESS. Waxaan ku bixinaa lacagaha oo dhan US Dollars.
Xafiis Cusub ayaa laga furay Magaalada Toronto Gaar ahaan Xaafada Scharborough Kala soo xidhiidh
1801 Lawrence Ave, E, Unit 2, Scarborough, Ontario, Canada