Free Wireless Internet
Conference Room
None-Smoking Room Available
Wake-up Service
Butle Service
City View balcony
HDTV in the Waiting Room
Free pool Table [Biliard]
Power-ful Telescope to bring the City before your eyes and the Star galaxy at night.
Free parking
Cable TV and a phones in every room
Rental Cars can be connected.
ADAM’S INN Hutel waxa ugu bushaaraynayaa in uu Xagaagan u diyaariyey qurba-jooga meel Cafeteria ah oo shaaha laga cabo, Iyo Sharaabka noocyadiisa kala duduwan.
Iyada oo aad ADAM’S INN Hutel ka heli doonto shaqaale aad ugu ja-jaban hawsha ay qabanayaan, isla markaana u diyaar ah soo dhawaynta iyo raali-gelinta Macaamiisha. Sidoo kale, ADAM’S INN Hutel waxaad kala kulmi doontaa qiimo macquul ah oo ku raali-geliya.
Hadaba, aan kuu tilmaamee Hutel-kan Casriga ah ee ADAM’S INN Hutel waxa uu ku yaalaa Degmada Maxamuud Haybe ee Magaaladda Hargeysa, gaar ahaan waxa uu kaga beegan yahay dhinaca Cad-ceed u dhaca Wadada tagta Airport-ka, waxaanu sadex minute u jiraa Egal International Airport ee Xaafada Masalaha ee ha moogaan ee la xidhiidh.
Amaba meel kasta oo aad joogto kala soo xidhiidh Telefanadan:
Phone: 2522-560-999 Telesom
252-310-395 Telcom
Mobile: 2522-413-6637
1416-8000721
E-mail: adams_inn@yahoo.com
|