| Wasiirka Duulista iyo Hawada ee J. Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi Ayaa Lakulmay Jaaliyadda Toronto Iyo Waxyabihii uu U Shegay. DAWO SAWIRADA. |
Wasiirka Duulista iyo Hawada ee Jamhuuriyada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa Dalka Canada Socdaal Kuyimid taasoo oo labada magaalo Ottawa iyo Toronto aad looga soo dhaweeyay.
Jaaliyada Somaliland ee Toronto ayaa siwayn usoo dhaweysay waxaana uu wasiirku si xarago leh uga waramay Xakuumada uu Hogaamiyo Ahmed Mohamed Silaanyo taasoo uu si wayn ugu nuux nuuxsaday wax qabadka iyo wixii u qabsoomay Dowlada uu wasiirka kayahay.
|
Wasiirka Duulista iyo Hawada ee Jamhuuriyada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxaa Goobtaasi lagu waydiiyay Su'aalo badan oo kusaabsan Waxqabadkiisa.
|
Halka Hoose ka daawo Ahmednassir Jibril Farah oo Ka Diyaariyaay Warbixin yar oo Video-ah DAAWASHO WACAN.
|
Hadhwanaagnews Toronto, Canada
|
|