| XAWILAADA IFTIN OO MAGAALADA HARGEYSA AAD LOOGA ISTICMAALO |
Hargeysa-(HWN)-Magaalada Hargeysa ayaa waxa ka jira Xawilaado badan taasi oo ay kala tayo wanaagsan yihiin, hadaba waxaa imika xawilada Iftin aad ka arkeysaa inay aad ugu fiday dhamaan Gobolada Somaliland ka kooban tahay sida Caasimada Hargeysa.
|
Xawiladaa Iftin Waa XAwiladaaha sida aadka ah u koreya waana Xawilaad aad loogu kalsoon yahay, waxaan socdaal aan dhawaan kutagay Xafiiska Iftin ee Hargeysa waxayna ii sheegeen in bilwalba dadku ay sii-libin laamayaan maadama aanu dadka siwanaagsan usoo dhawayno sidaasna waxa yidhi mid kamid ah shaqaalaha Iftin ee Xawilaada Hargeysa.
|
2 Daqiiqado gudahoda ayaad ka helaysaa aduunka meelwalba aad kajoogtid marka adeegaaga laguu qabto waa hadii laguu soo diro amaba hadii aad dirtid taasina waata keentay in Xawilaada Iftin ay noqoto Xawilaad dadkoo dhani amaanaan.
Hadhwanaagnews Hargeysa,Somaliland
|
|