HadhwanaagNews.com

Welcome to Hadhwanaagnews Media

Home

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

 
Sidee Aad U Aragta Qaabka Wararka Ay Hadhwanaagnews Idiinku Soo Gudbiso
Shabakadda Wararka Hadhwanaagnews waxay habeen iyo maalin u heegantahay isla markaana dedaal balaadhan ugu jirta sidii ay u balaadhin lahayd qaabka ay usoo tabiso Wararka,Waraysiyada faalooyinka iyo ra'yiga dadweynaha.
 
Hadhwanaagnews Media waxay ku guulaysatay in ay daafaha adduunyada oo dhan markii ugu horaysay xafiisyo  ka furato iyadoo wararka caalamiga ah iyo kuwa ka dhaca geeska afrikaba si tallan taal ah la idiinka soo gudbiyo sida Shanta qaaradood ee aduunku ka kooban tahay, dhinaca kale Hadhwanaagnews waxay ku dadaalaysaa sidey Cidaacad wada gaadha dalka oo dhan u geyn lahayd Dalka Somaliland waa marka lafaxo Qadabka Cidaacadaha ah.


Haddaba waxaanu usoo bandhigayna akhristayaasha Hadhwanaagnews inay fekerkooda bal ka dhiibtaan qaabka ilaa hadda aanu Wararka usoo gudbino, annagoo talladayadu tahay inaanu Hadhwanaag Media ka dhigno haayadda wararka ugu balaadhan dhulka Soomaalida iyadoo wararka Geeska Afrika iyo kuwa caalamiga ahba la idiinku soo gudbin doono daqiiqad, daqiiqad iyo warar dheelitiran oo lagu kalsoon yahay.
 
Fekerkaaga waxaad kusoo qortaa adigoo cabiraya bal sidaad u aragto Qaabka ay Hadhwanaag Media Wararka iyo Macluumaadka kale idiin kusoo gudbiso.

Fadlan Box-ka Hoose kusoo Qor adiga oo soo raacinaya Magacaaga, E-mailkaaga iyo Wadanka aad joogtid.

Mahadsanid
Maamulka Hadhwanaag Media

First Name
Middle Name
Last Name
City
Country
E-mail Address
Comments
HOME