HadhwanaagNews.com

Welcome to Hadhwanaagnews Media

Home

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

 
Media
Wasiirka arfaafinta J.Somaliland oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalkii kasoo Yeerey Kooxda Impagati gaar ahan Dagaal Ooge Cali Mahdi
Media
Heesti Calanka Kinsi H.Adan Calan yahow Salan wacan Edit2
Media
Edit Golaha Guurtida Somaliland Oo Dib u Cusboonaysiiyey Qaraar ay hore Ugu Xaarantinimeeyeen Cidii Ka Qeybgasha Shirarka Koonfura Soomaaliya
Media
Barnaamij Ahmednassir
Media
Nassir Prog edit
Media
Deerwaa
Media
Deerwa iyo Nassir Barnamij suugaan edit
Media
Boqor Buurmadow
Media
Dulyar Top No
Media
Boqor Buurmadow Edit
Media
Dulyar Top Edit
Media
Gobol Aragti
Media
Gobol Cusub Edita.
Media
Waraysi Mohamed Jamac Rambo
Media
Waraysi Rambo Edit
Media
Waraysi Diridhaba Top
Media
Hambalyo iyo salaamaha maanta
Media
hambalyo iyo salaamaha edit
Media
Waraysi Jamaal Caydiid
Media
JAMAAL WARAYSI EDIT.2
Media
FAALO DULYAR MAY 10,2008
Media
faalo dulyar edit
Media
waraysi abiib edit
 
Media
abiib waraysi 2008 mus
Media
waraysiDiridhabaMay2908Edit
Media
DiridhabawaraysiMay2908
Media
Gabay Miisaar
Media
Gabay Msaasr edit
Media
Gabay Cabdi Cabdi laahi
Media
Gabay Cabdi Cabdilaahi Edit
Media
Diktoorka
Media
DMahamudedit.ra
Media
baligubadlebbc
Media
baligubadle edit
Media
Waraysi abuhurayra
Media
Abu Huredit
Media
CabdiCabdilaahiGabayJuly13
Media
CabdicabdilahijulyaEdit
Media
Cabdifatah song
Media
CabdifatahSondedit
Media
faysalcod
Media
FaysalEdit
Media
Waraysi Xildhibaan Nacnac
Media
Waraysi Xildhibaan Nacnac Edit
Media
Dulyar fallo aug
Media
Dulyar faalo edit
Media
Gabay Faysal Cambalaash
Media
Gabay faysal Edit
Media
Voa hadhawanaag Waraysi
Media
Voa Hadhwanaag Edit
Media
GABAY SHIINLEY CABDI CABDILLAAHI
Media
cabdi shiin edita
Media
xadiis claahi hurayra
Media
xadiis abuhurayra edit
Media
Tahriib Nasir
Media
Tahriib Nasir Edit
Media
Ramadaan Hees
Media
Ramadaan Hees Edit
Media
Dulyar warkii oct 2008
Media
Dulyar Oct 11 Edit.ra
Media
Nimco Jamac
Media
Nimco Jamac Song Edit
Media
Waraysi Diktoorka Canada VOA
Media
Waraysi Diktoorka Edit
Media
waraysi fuaad
Media
Waraysi Fuaad Edit
Media
Waraysimadaxweynexigeen
Media
Waraysi Madaxweyne Xigeen Edit
Media
Waraysi Hindi
Media
Waraysi Cismaan Hindi Edit
Media
Waraysi Amiir Caamir
Media
Waraysi Amiir Camiir Edit
Media
Maryal Mursal Hees Somaliland
Media
Maryan Mursal Edit
Media
HeestiiHooyo
Media
Heestiihooyo2
Media
Ningermailah
Media
Ningermaledit
Media
QasimIntro
Media
Qasinenriedit
Media
MustafaJanaale
Media
Janaaleedit
Media
Tahriib1
Media
Tahriibedit
Media
Safiirkalast
Media
safiiredit
Media
NimcoGabay
Media
Nimco
Media
cabdigabay
Media
cabdigabayedit
Media
Janaale
Media
Janaaleedit
Media
silaanyo
Media
silanyoedit
Media
libaan
Media
liibaanedit
Media
somalilandaus
Media
somalilandedit
Media
Drsacad
Media
Drsacadedit
Media
Muniirhamb
Media
Kaltuun1
Media
Mustafaburco1
Media
Tahriibvoa
 
Counter
Counter
Dadweyne aad u tiro badan oo E-mailo nooga soo kala diray Daafaha Aduunka ayaa naga soo codsaday in aanu u soo daabacno Heestan "Ducaqabe" Midhaheeda oo Qaraal ah balse hadii aanu nahay Bahda Hadhwanaagnews Waanu ka aqbalnay dadweynahaas sharafta leh ee waatan Heestii oo Qaraal iyo Codkiiba aanu idiin soo raacinay markale dhagaysta oo Akhrista wixii Fikrad ah aad ka qabtaan Heestan sida loo duubay iyo Midhahaba idinkuna noosoo sheega adinka oo E-mailka noogu soo hagaajinaya contact@hadhwanaagnews.com

_______________________________________________________

Ogoow Ducaqabe ogsoonow
dalku inuu hantida yahay
shacabkiyo dadkoo idil
dadku qoys ka badan yahay
dantu hebel ka wayn-tahay

haddii damacu waa side
aad is tidhi mar duub xidho
doorkaa horsood noqo
cidi kuuma diine

haku-dilin walaalkaa
ha colaadin deriskaa
dab ha sudhin xigaalkaa
------------------------------

Ogoow Ducaqabe ogsoonow
dalku inuu hantida yahay
shacabkiyo dadkoo idil
dadku qoys ka badan yahay
dantu hebel ka wayn-tahay

haddii calaf ku doojoo
intuu shiro dadweynahu
dusha shaalka kuu sudho
xilku daawo weeye

xidigaha dushaadiyo
ha u qaadan derejada
dad inaad wax dheer tahey
-----------------------------------
Ogoow Ducaqabe ogsoonow
dalku inuu hantida yahay
shacabkiyo dadkoo idil
dadku qoys ka badan yahay
dantu hebel ka wayn-tahay

hadaad debeda joogtoo
daawanaso gudahoo
dareen gaari kugu jiro
dadba kula mid weeyee

degalkaan ku nooliyo
dunidaan la simanee
ha bakhtiin dabkaa baxay.
_______________

Curiye Cali Jamac Toronto, Canada

Fikradiina soo Gudbiya sida aad u aragtaan Heestan Cusub

Mahadsanidiin
Hadhwanaagnews
Toronto, Canada.