HadhwanaagNews.com

Welcome to Hadhwanaagnews Media

Home

page42

page41

page39

page38

page37

page36

page35

page34

page33

page32

page31

page30

page29

page28

page27

page26

page25

page24

page23

page22

page21

page20

page19

page18

page17

Gabiley Hospital Xaflad

Wafdi Ceerigaabo

page16

page15

page13

page11

page12

page9

page7

page8

page5

page3

page6

page10

UCIDsafar

 
Bushaaro Bushaaro Bushaaro umadeey Bil khayr dhaha.
Waxaan idiin haynaa  Diyaarad Raaxo leh, Bookin aan laga werwerayn, qiimo jaban oo aad u hooseeya , shaqaale soo dhoweyn fiican leh, intaas oo dhan waxaad ka heli kartaa  Diyaarada Cusub ee Djibuti Air.

Hadaba Djibuoti Air xagaad ka heli kartaa, xagayse ku gayn kartaa,
Djibouti Air waa Diyaarad cusub oo dhowaan loo sameeyey Baahida  diyaaradeed ee haysata  Shacbiga reer Jibuuti iyo Reer Somaliland, waa diyaarad aad u qiimo jaban oo  aad kuheli karto wax ka jaban £300 go and back ee ha moogaan.

Diyaarada Djibuti Air waxay  Maalin kasta oo  Isniin Ah iyo maalin kasta oo Salaasa ah ka duushaa saacadu markay tahay sadexda iyo badhka Galabnimo ( 15:30 Pm )
Gegida diyaaradaha ee caalamiga ah ee  Dubai iyadoo si toosa kaaga dejinaysa magaalada Jabiitu ka dibna kuu sii gudbinaysa magaalada Berbera ( Dubai Jibuuti Berbera Dubai )


Maalinta Khamiista iyo Maalinta  Sabtidana waxay si toosa kaaga dejinaysaa Berbera ka dibna Jibuuti (  Dubai Berbera Jibuuti Dubai )

Hadaba dhamaanba cidii danaynaysa diyaaradaas casriga ha iyo qiimahaas jaban ee ka soo dhoofaya Wadamada Yurub gaar ahaan UK waxaa loogu bushaaraynayaa inayay tigidhadaas ka heli karaan Xafiiska  C/raxmaan Ubaxle oo noqday xafiiskii u  horeeyey ee aad diyaaradaas tigidhadeeda iyo wixii kaargo laguu diyayaba  ka heli kartid.


Waxaanu macaamiishayada leenahay soo dhowaada gacmo furan weliba waxaa qiimaha jaban idiin raaca 40kgs iyo 7kgs hand baggage oo miisan ah ayaa diyaaradu kuu ogoshahay ee la soo xidhiidha xafiiskan hoos ku qoran si aad u hesho qiimahaas jaban iyo diyaaradaas raaxada leh.

Abdirahman Ubaxle Office
Birmingham uk
12 Witmore Road
Smalheath
Birmingham
B10 0NP

Telefon / Fax 0044 121 4398813
Mobile.          0044 758 8357656 ( Abdirahman Ubaxle )
Mobile.          0044 789 7678585 ( Siciid Aabdirahman )
Mobile.          0044 796 1233895  ( Abdirahman Aw cali )


 


Hadhwanaagnews Media
Home